About Me

So dhawoow!

Magaceyga waa Kiin, waxaan ahaay hooyo 2 caruur leh.

Waxaan aladeyda tiktokga ku soo bandhiga waxyaabaha aan is leeyahay baahi jirto ayeey daboolayaan, websitkaane waxan ugu talagalay information dheerad eh oo la xariiro videoyaasha aan ku soo ban dhigo tiktokga.

Madaama bulshadena somaliyeed baahiyaal kala duwan heeystaan, waxa jira dad somaliyeed oo u istaagay in eey bahiyaashaas wax ka qabtaan. Aniga waxaan raba websitkaan iyo aladeeyda tiktok in eey noqdaan meel eey ku kala faideeysan karan dadka bahida qaba iyo dadka bahida xal u keenay.

  • Hadii aad tahay shacab oo aad baahi qabtid ii soo qor, si aan u raadiyo dad somaliyeed oo xal u keenay bahidaas.
  • Hadii aad shirkad ama qof raba in oow wax ka qabta baahida dadkeena ila soo xariir, si aan u soo tijaabiyo xalka aad keentay.

On Kineey.com website, we and our partners use cookies (cookies) for personalization of advertisements and measurement. You can read more about this in our privacy policy and our information page on cookies. By continuing to use this site, you accept our use of cookies.  Learn more