WARQADAHA CARUURTA AF SOMALI 3

Buugaagtaan aad u jeedan waxaa la diyaariyey 1985kii, waxaana diyarisay wasaraada waxbarashada iyo barbaarinta somalia. Sanado badan ka dib waxaa suurta gashay in la isku soo aruuriyo buugagta oo dadka somaliyeed la soo gaarisyo. Shaqada gashay shaqo yar mahaan waxaadna ka dareemi karta habka loo qoray buugagta.

BUUGA FASALKA 1AAD

BUUGA FASALKA 2AAD

XISAAB FASALKA 1AAD

XISAAB FASALKA 2AAD

SHEEKOOYIN SOMALIYEED

Sidee kula tahay hadii aan wax yar yar ka badalo buugagta si sandka la maraayo ula sucdaan? Sida warqada hoose.

Fikirkaaga ila qeeybso🙂

17 Comments

  1. Masha allah waa rayi aad u fiican sababtoo ah marka lays barbardhigo labada sawir farqi weyn ayaa udhaxeeya, inkastoo sawirada qaar ay adagtahay qarkood in lahelo ama uu raadiskoodu waqti qaato. Horey usoco ayan kuleeyahay rayigaaguna aad buu uwacanyahay.

  2. Waa fikir aad u fiican jazaakallaag abaayo nala soo wadaag macaha adag seen u heli karnaa ama sideen buug uga dhigi karnaa jazaakallaah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

On Kineey.com website, we and our partners use cookies (cookies) for personalization of advertisements and measurement. You can read more about this in our privacy policy and our information page on cookies. By continuing to use this site, you accept our use of cookies.  Learn more