Warqadahan waxaan rajeeynaya qofkasta oo somali ah oo caruur heeysto in oow ka faido wax.
Warqadahaan sida aad u isticmaaleysid waa
- KOOBAABIN GALI XARAFKA SAXDA AH
- KOOBAABIN GALI KALMADA QALADKA AH
Warqadahan waxaan rajeeynaya qofkasta oo somali ah oo caruur heeysto in oow ka faido wax.
Warqadahaan sida aad u isticmaaleysid waa
On Kineey.com website, we and our partners use cookies (cookies) for personalization of advertisements and measurement. You can read more about this in our privacy policy and our information page on cookies. By continuing to use this site, you accept our use of cookies. Learn more
Asc waa isoo dagi waayey walal sideee usoo dajiyaa mahadsnid
buuga laabad eed xarfaha ma noo furmayo abyo ma noo fiirin kartaa adaa mahadsan
Abayo waan sameeyey hada fiiri inshallah.
asc abaayo aad baad u mahadsanthy wax badan aan kaa faidnay allaha idin barakeeyo adiga iyo qoyskaagaba.
wcs wr abayo, waan ku faraxsanahay taas. Amiin waadna ku mahadsantahay ducadaada abayo.
Asc Abayo qer badan allaha ka siyo
Wcs abaayo, Amiinš§”