WARQADAHA CARUURTA AF SOMALI 1

HALKAAN KA SOO DAGSO

1

2

3

4

5

54 Comments

  1. walaal waad ku mahadsan tanhay hawshaan wanaagsan waana bilow wacan.
    laakiin waxaad iska saxdaa qaabka garaamatiiga.
    Ex: “kani waa muraayad ” ama “kani waa sariir” sidaas ayaad qortay.
    sida saxda ah waa TANI badalka KANI.

    Mahadsanid
    Abdishakur

    1. walaal waad ku mahadsan tanhay hawshaan wanaagsan waana bilow wacan.
      laakiin waxaad iska saxdaa qaabka garaamatiiga.
      Ex: “kani waa muraayad ” ama “kani waa sariir” sidaas ayaad qortay.
      sida saxda ah waa TANI badalka KANI.

      Mahadsanid
      Abdishakur

  2. Masha Allah Waa wax Wangsan Oo Loo baahna lkn Sidee ula soo Dagaa Buuga aan Rabo Adoo Mahadsan

  3. Mahad sanid, kheer badan ilahay haku siiyo waa wax aad muhim u ah in caruurta Somaliga la baro

  4. Mash allah wlashey kheyr alle ha ka siiyo insh allah wad na cawisay alle ha ku caawiyo abyo lkn wey ii damit wayeen maxan sameyaa

  5. Masha Allah waaad dadaashay Shaqo fiican waad heysaa waadna ku mahadsan tahy allaha kula grab galo wax badan ayey caruuurteena ka faa,iidi doonaan insha Allah mahadsanid

  6. Maasha Allaah
    Wax wanaagsan baad sameeysay walal Waxaan kuu rajeynaa inkabada inta aad hada sameeysay

  7. Wax weyn ayaad noo qabatay wallaahi . Ilaahey waxaan kaaga baryay aduun iyo aakhiraba inuu kaa abaal mariyo Inshaa’allaah. much love dear.

  8. Aad Ban ugu faraxsanahay sida quruxda badan aad u soo diyaarisay jazakalah abayo waxaan rajeynaa buug sheekoyin in aad inoogu soo darto waxa aan ka caawin karno kula qabano mahadsanid

  9. Maasha Allah walal waad mahadsantahay. Dadaalkaaga Allah hakaa abaal mariyo ubadkana hakuu dhowro. Walahi aad baa iiga farxisay.

  10. Masha allah walashyda kiineey aad ayaad u mahadsantahay Dadaalka iyo juhdiga aad ku bixineeyso Caruurta somaaliyeed Mar 2aad mahadsanid

    1. Aad iyo aad aya ugu mahadsantahay walashey waxa rajeyna in walid badan iga faideysan donaan si fudud carurtoda in ay ku baran Af-Soomaali qoralkisa iyo kicintisa intaba waku mahadsantahay dadalka iyo juhdiga aa galisay mahadsanid walashey kiineey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

On Kineey.com website, we and our partners use cookies (cookies) for personalization of advertisements and measurement. You can read more about this in our privacy policy and our information page on cookies. By continuing to use this site, you accept our use of cookies.  Learn more